Hargaysa(AN) Oday Maxamuud sh C/laahi Loodon oo kamid ah odayaasha Degmada Arabsiyo ayaa si qoto dheer uga hadlay biyaha magaalada Arabsiyo isagoo sheegay oday loodoon in lagu hungoobay ceelkii biyaha ee dhawaan la qoday kaas oo uu ku sifeeyey biyo yaraa iyo mid dhadhan qadhaadh leh waxaanu xusay in lagu dagdagy ceelkaas oo lamajaro habaabiyey
hadaba Wariyaha shabakada Arabsiyonews ee Gobolka Gabiley Maxamed Juba oo waraysi dheer ka qaaday Oday Maxamuud sh C/laahi Loodon ayaa waxa udhacay sida tan
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








