Munaasibada ciida iyo sidii looga ciiday Degmada Arabsiyo

0

Arabsiyo(AN)Magaalada Arabsiyo ayaa Maanta Saladii Ciidal Odxada,,Waxa Siwayn loogu tukaday Dooxa Wayn ee Magaalada arabsiyo,halkaasi oo sanadihii ugu dambeeyay Lagu tukanayay salaadihii hore ee ciidaba,Waxaan ka qayb galay Salaadii maata qaybaha kala Duwan ee Bulshada ku dhaqan dagmada arabsiyo,

arab

dhanka kale waxay salaadani kag duwanayd salaadihii hore ee Awalba Laga tukan jiray Magaalada arabsiyo,Dhamaan qaybaha bulshada ee ku Dhaqan Magaalada oo aan ukala hadhin sidii ay u tukan Lahaayeen,

arab1Dhanka kale magaalada Arabsiyo oo Caan ku ah,Xaga Dalxiiska ayaa Waxaad Buuxdhaafiyay dadwayne ka yimid inay ku raaxaystaan dalxiiska ay caanka ku tahay magaalada Arabsiyo,Sidoo kale dadwaynaha reer arabsiyood ayaa iskugu hambalyaynayay Ciidal Caafiya iyo Macal ciideed iyagoo aad shucuurtooda ka dheehan karaysay farxad aan lasoo koobi karayn,Iskusoo dfuuboo Magaaladan Arabsiyo ayaa ah hooyada dalxiiska soomaaliland,

arab4

Arabsiyonews.com

Wariye Muuse Xuseen Xasan
info@arabsiyonews.com