Daawo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland Oo Dalka Ethopiya Ugu Maqnaa ayaa Dalka Kasoo Labtay waxana SidiiRan Logusoo Dhaweeya Togwajaale

0

Gabiley (AN) Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland Oo Dalka Ethopiya Ugu Maqnaa ayaa Dalka Kasoo Labtay waxana SidiiRan Logusoo Dhaweeyay Xuduuda Ethopiya Iyo Somaliland Ee Dagmada Togwajaale Iyo Gobolka Gabiley Waxana Hadhimo Sharafed Logu Sameetayay Gabiley

Maxamed xasan sheekh maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley