Maamulka Degmada Arabsiyo oo bilaabay dhulboob iyo dhismayaal sharciga khilaafsan

0

Arabsiyo(AN)Magaalada Arabsiyo ayaa waxa Dhibaato ku noqday maamulkii ay xukuumada Soomaaliland usoo MagaCawday kaasoo iska daa waxuu kusoo kordhiyee iibinaya Dariiqyadii Taariikhiga ahaa ee ay lahayd Magaalada Arabsiyo,Waxa maalmahan kusoo batay inuu maamulka dagmada arabsiyo uu horseedayo Taariikh xun oo aanay caado ulahayn Bulshada Reer Arabsiyo,Maamulkii ay ahayd inuu umada u adeego ayaa ku mamay iibinta dhulka aan sharciga ahayn,Dadwaynaha ku dhaqan Dagmada Arabsiyo oo aanu wax ka wadiinay dhacdadan ayaa sheegay in  ay ka Codsanayaan Xafiiska Gobolka gabilay Inuu Soo fara galiyo dhibaatada kahaysata Maamul xumada iyo sharci la’aanta Maamul ee ku baahday,

iyadoo aanay jirin wax ale wax uu kusoo kordhiyay maamulka dagmada arabsiyo intii ayku magacawnaayeen,Dhanka kale Xukuumada Soomaaliland ayaan Dhag jalaq usiin Bulshada ku dhaqan Dagmadan,oo Tiraba Dhawrjeer baaq udiray,Wasiirka Arimaha Gudaha oo ah Masuul Isaga laftiisu ku fashilmay Xilka uu Qaranka uhayo,isagoo habayaraatee aan ka war helin Dagmooyinka Soomaaliland,ee ay biya dhigteen Musuqmaasuqu,oo ay kow katahay Dagmada arabsiyo,

Iskusoo wada duuboo Magaaladan Arabsiyooo ah Magaalo Xadaarado badan le iyo iyadoo nasiib uheshay xaga waxsoosaarka,ayaa wax ragaadiyay maamul xumo baahsan taasoo wixii ay umadu qabsatay ay Aaseen maaulku,Suaal ay umada ku dhaqan arabsiyo iswaydiinayso ayaa ah, maxaa uhadhay dagmadii Arabsiyo hadii ay wadooyinkeegi ka dhacday booba yaa wadani

Arabsiyonews.com
Wariye muuse xuseen xasan
Arabsiyo Office
Arabsiyonews@gmail.com