Boorama(AN)Deegaanka xoorey ayaa waxa ay 40 Km ka xigtaa waqooyi bari degmada baki ee gobolka Awdal.
Cismaan Cilmi dugsiiye ayaa waxa uu dhaawac ka qabaa labada indhood, isagoo wakhti xaadirkan lagu dawaynayo cisbitaalka Manhal ee magaalada Boorama.
Deegaanka Xoorey ee ka tirsan degmada Baki ee gobolka Awdal ayaa waxa soo food saaray abaaro ba’an kuwaasi oo dugaagii deegaankaasi ku noolaa ku kaliftay inay habeen iyo maalin weerar ku hayaan dadka deegaanka ku nool iyo xoolaha ay dhaqdaan oo ay faro baas ku hayaan.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








