Hargaysa(AN) Taliyaha ciidamada Booliska S/land Sareeye Gaas C/laahi Fadal Iimaan oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay Gadiidka nooca looyaqaan(Tukhaanka) Kaas oo uu sheegay Taliye Fadal in Gadiidkaas yaryar ay khatar ku yihiin shilalka Gadiidka iyo dadka waxa kale oo Taliyaha ciidamada Boolisku mudo ku siman 15 cisho bacda looyaqaan(Beersoonta) laga furo dhamaan Gadiidka S/land
Halkan kadaawo shirkii jaraaid ee Taliyaha oo dhamaystiran
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








