Tartankii Ciyaaraha oo mar kale dib loo dhigay iyo Wasaaradii Ciyaaraha oo tahli wayday xiligay hore umudaysay

0

Hargaysa(AN)Wasiirka ciyaaraha somaliland Axmed Cabdi Kaahin (Casood) ayaa ku dhawaaqay in dib u dhac ku yimid qabsoomida ciyaarihii gobolada somaliland.

Wasiirka ciyaarahaa maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in dib dhaca ciyaaraha gobolada ku yimid ay ka timid gudoomiyayaaasha labada gobol ee marti galinaya wareega hore ee ciyaaraha ee Awdal Iyo Togdheer iyo sidoo kale ciyaaryahanada matalaya gobolada oo diyaar garaw ugu jira ka qayb galka ciyaarahaaso