Haday Xildhibaanadayadii Hadli Waayeen, oo Ay Wasiiradayadii Hadli Waayeen Waxaan Reer Gabiley ugu Baaqayaa Inay Isugu Yimaadaan Shir Ay kaga Tashanayaan Aayahooga……G/Awal Galbeed yusuf cilmi

0

DAAWO Gabiley(Arabsiyonews)Gudoomiyha Awal Galbeed oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Xildhibaan Axmedyaasiin Sh Cali Ayaanle oo Kamida Golaha Wakiilada Somaliland Warkan oo Dhamaystiran Daawo