Daawo Nin Ganacsada ah oo isku Dal Dalay Gudaha Magalada hargeysa

0

Hargeysa (AN) Alla ha u naxariistee marxuumkan is khaarajiyey ayaa lagu magacaabaa Dhoodaan waxaanay Xidid-yihiin madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yusuf Yaasiin, isla markaana wuxuu badhtama suuqa Hargeysa  ku haysta Bakhaar nooc qalabka dhismaha iibiya oo lagu magacaabo Dhootaan Store .
falkan argagaxa leha ayaa saaka ka dhacay meel dhinaca bari kaga beegan hotel shiraaq lehDhanka kale lama garanayo ilaa hadda inuu isagu is del-delay iyo in la del-deya, balse ciidama booliska ayaa baadhitaano ku hawada