Waxay ahayd habenkii axada ee 23kii bisha 10:00pm waxan joogay aqalkayga waxay ahayd habeen naxdin badan kadib markii layshegay inuu gaadhi jiidhay wiil aan ilmadeer nahay iyo mid aan ader u ahay
oo lakala odhan jiray faarax xasan axmed iyo saleban diiriye maxamed oo marayay jidka udhaxaya magalada burco iyo yirowe kadib waxa dhaawacoodii lakeenay cusbitalka magalada burco kadib waxa ladhigay qolka emergensiga siloo daweeyo laakiin nasiib daro Cisbitaalku waxaa uu ahaa mid cidla ah oo aanu wax digtora joogin iyo neras kadib waxay dalbaddeen dadkii siday dhawaca in loodaweyo si dhaqso lkn nasiibdarro taasi may dhicin oo cid wax dawaysa oo irbad dhiig joojin ah ama falemo kuxidhaa may joogin waayo waxaa loo cadeeyey dadkii siday dhaawaca inaan wax digtor ahi jogin oo gelinka hore ay rawaxaan digtoradu oo aanay sooba noqon habayaratee habeenkii xitaa cid kaste lakeeno aanay cidi kaso agwaregin ilaa uu waagu beryay teeda kale wiilasha nerasta ahina ay maqqaxiyaha fadhiyan qaarkoodna hurdaanba dhaqtarka dhexdiisa hadaba waxa is way diinleh burco miyanay ahayn magala madaxdii labad ee dalka maxaa sidaas ugalay cusbitalkeedii waynaa

waa su aal layaab leh burco maxa sidaa ugalay dhaqtarkeedii oo albaabadu ulaaban yihiin oo ay eydu hadhsato iyo shimbiruhu waa wax lagayaabo hada sawirkani waa dhaqtarki burco saacadu waa 11subax nimo cid dhexjogtana majirto oo waa goob ay kaqaxeen shacabkii burco kadib markii ay waayen wax adeeg ah iyago qabtay oo danmooday farmasiyada barefadada ah inay geyan dadkoda xanusanaya hadaba waxanu ushegaynaa qurbajogta dalka debedisa iyo
gudahisa inuu dhaqtarki burco kas yahay oo ubaahan yahay gurmad degdega cidii danaynaysa ama laxejeclo kaga jirto in wax laga qabto maamulka iyo masuliyinta dhaqtarka maadaaba ay kufashilmen hawlahii cusbitalka ee adega bulshada waayo waxa magalada kunool dad lagu qiyasay ilaa 900.000 qof teeda kale ay kusii xidhan tihiin gobolada bariga oodhami markas waxanu garan la nahay waxa magalada sidaas uladegey gobaheda cafimad ma wasarada cafimadka ayan mihiimad siin madawladaa kaseexatay gobolka togdheer madadkeeda aya kaseexday gobolka mamulkeda ayaa ladegey sualahas oo dhami maxay jawabahodu noqonayan hadaba runtii waxaa hubaal inaanay wasarada cafimadku hawsheedii gabin ee ay tahay 4 wasaradod ee ugu shaqada badan madaba ay waqti aad ubadan ay gelisay inay kor uqaado cafimadka dalka gar ahan gobolka togdher oo ay aad ugu hawlgshay qarash farobadana kubixisay sidii cusbitalku unoqon laha mid aad usareya sida cusbitalka casimada hargaysa oo ah mid adegisa cafimad sareyo dhaqatirta iyo shaqalihiduna ay haben iyo malin hegan kujiran una dhaqmayan shaqlihisu sida kuwa wadamada calamkoo kale marwalbana ay agtagan yihin bukanada haben iyo malinba hadaba tasi waa nimco alle kumanaystay dhaqtarada iyo shaqlaha shacabka hargaysa inay helan dhaqtaro fican iyo shaqale jajaban oo hegen buxa kujira mirirkaste habeniyo malin halka dhaqtarki burcona uu kas yahay hadaba taas burco waxa

masuliyadeda leh mamulka burco oo guryahoda jifa iyo meheradahoda iyo shacabka burco oo aan runta ushegin mamulka cusbitalka wayo haday runta ushegi lahayen oo kumudaharadi lahayen wax aya loqaban lahaa lkn way sexden shacabkina markii dhaqatirti iyo mamulki dhaqtarku sexden waana arin aad loolayaabo ana waxan leyahay burcoy celna kuumaqodna cidna kuma maqna.
Waa Qalinkii Nuux Maxamed
nuux Mohamed Email: nuux_123@hotmail.com








