Daawo Dadkii Lixsano Kahor Kasoo Qaxay Deegaanka Ceelbardale ayaa Sheegay In ay Abaaro Baahsan Ku Helen Deeganadii ay Kusoo Qexen Waxayna Xukuumada Ugu Baaqen In ay Gurmad Lasoo Gaadho Dadkasi

0

Gabiley(AN)Dadkii Lixsano Kahor Kasoo Qaxay Deegaanka Ceelbardale ayaa Sheegay In ay Abaaro Baahsan Ku Helen Deeganadii ay Kusoo Qexen Waxana Kamid ah Deegaanada ay Wakhti Xaadirkani Joogan Ee ay Abaaruhu Ku Helen Waxayna Dhamaanba Dadkani Ku Baahsan Yihiin Oo ay Kusoo Qexen Qaarkamid ah Deegaanada Gobolka Gabiley
Waxana Maanta Dadkasi Kormeer UgU kuur Galay Xaalada ay Ku Suganyihiin iyo sida ay Noloshodu Tahay  Xildhibaan Bashiir Tukaale oo Kamida Xildhibanada Golaha Wakiilada Somaliland Waxanu Booqday Dadkasi Qaxootiga ah Ee  Ka Soo Baro Kacay Deeganada Ceelbardaale  Isagoo Cod Dheer Ugu Baaqay Xukuumada Uu Hogaamiyo Axmed Siilanyo Iyo Dhamaanba Cidkasto Wax Ku Tari Karta Dadkasi waxanu Hoosta Ka Xariiqay in Xukuumada Loga Baahanyahay In ay Dhakhso Dadkasi Ugu Celiso Deegaanadii ay Kasoo Baro Kecen
Sidokalena Dadkasi iyagu Kasoo Qaxay Deegaanka Ceelbardale ayaa  Waxay Xukuumada Ugu Baaqen In ay Gurmad Lasoo Gaadho Dadkasi

Arabsiyonews Office Gabiley somaliland