Gabiley(AN)Xildhibaanada Golaha deeganka Gobolka Gabiley oo maanta yeeshay Kala fadhigii 10naad ee Ajandaha Oo uu Shir Gudoominayey Duqa Gobolka Gabiley maxamed aamiin cumar cabdi Ajandahn oo lagaga Doodayey Xal U Helista Biyo Yaraanshaha Gobolka Gabiley
Arabsiyonews.com
Arabsiyo Office








