Dood adag oo TV-ga SOMNEWSTV u qabtay Xildhibaanada golaha wakiillada, kuna saabsan xeerka doorashada golaha wakiillada + tabashada gobolada darafyada ee saamiga kuraasta

0

Hargaysa(AN)Dood adag oo TV-ga SOMNEWSTV u qabtay Xildhibaanada golaha wakiillada ee gobollada awdal iyo Hargeysa, kuna saabsan xeerka doorashada golaha wakiillada + tabashada gobolada darafyada ee saamiga kuraasta…iyo weedhihii adkaa ee laysku waydaarsaday

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk