Gabiley (AN) Wasiirada Wasaradaha Beeraha Iyo Warshadaha Ee Somaliland Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Ayaa Ka Qayb Galay Munasibad Lagu Lagu Wareejinayay Gadhi Seerafa Oo Ay Xukumadu Ugu Deeqday Dagmada Geed Balaadh Ee Ka Tirsan Gobolka Gabiley


Munaasibad Lagu Qabtay Dagmada Geed Balaadh ayaa Waxa ugu Horay Ka hadalay Cuqaal iyo Salaadinta Gobolka Gabiley waxayna Dhamantood Ka Warameen Xalada Dagmada Geed Balaadh iyo Baahiyaha Dagmada sidoo kale Waxay u mahad Celiyeen Madaxwaynha Somaliland Axmed Siranyo waxayna Xuseen in Aad Loogu Baahna Gaadhigani Wax Wayna Ka Tari Doono Mahiyaha Dagmada Yaal
Gudoomiyaha Dagmada Geed Baladh Dauud Muxumed Cawaale ayaa isaguna Halkasi Hadal Kooban Ka Soo Jeediyay Ayaa Aad Ugu Mahad Celiyay Madaxwaynha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siraanyo sidoo kale waxa aad ugu mahad celiyay wasiirka wasarada arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Waxanu Gudoomiyuhu Sheegay in Dagmadani Tahay Damo Taarikhiya islamarkana aad uga mahad celinayaan Xukumada Gadhigani ay ugu Deeqeen Dagmada Geed Balaadh
Wasiirka Beeraha Somalilnd Dr Maxamed Aw Daahir Ayaa isaguna Gabagabadii Munasibada Furihii Gadhiga Ku Wareejiyay Badhasaab ku Xigeenka Gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi Badhasabkuxigeenkuna Waxa Uu Ku sii Wareejiyay Furahasi Gadhiga Gudoomiyha Dagmada Geed Balaadh Da,uud Muxumed Cawaale Halkan Ka Daawo Warbixintasi
Maxamed xasan sheekh maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland








