Horumarka Haamaha Shidaalka ee Berbera Waxa uu Lakowsaday maareeyaha haamaha shidaalka berbera saleebaan siciid cali

0
Horumarka Haamaha Shidaalka ee Berbera Waxa uu Lakowsaday maareeyaha haamaha shidaalka berbera saleebaan siciid cali oo bishii may ee sanadkii 2015kii loomagacaabay haamaha shidaalka berbera ayaa tan iyo maalintaasi waxa isasoo taraayay waxqabadka balaadhan ee kamuuqda haamaha shidaalka lagushubo dhexdooda iyo weliba Wadooynka dhexdooda mara oo marka aad marayso aad dheehankarto sida loo qurxiyay hada iyo sida ay ahayd markii uu talada haamaha qabtay

maareeyaha haamaha shidaalka oo mudo sanad kudhow hayay xilga maareeya haamaha ayaa marka laga yimaado waxqabadka haamaha ee aan lasoo koobikaran waxa uu kaduulay markii uu arkay baahida loo qabo in lahelo shidaal tayole in uu geed dheer iyo mid gaaban ufuulay sidii uu ukeenilahaa laab lagu baadho shidaalka tayadiisa waxaana uu kuguulaystay inuu keeno laabkaasi oo qadar lacageed oo aad ubadani uu kubaxay maareeyaha haamaha shidaalka lagu shubo ee berbera oo fulinaaya amarkii madaxwaynaha ee uu yidhi waa in meelkasta lacagta kasoo baxda waxloogu qabto ayaa la,odhankaraa waxa uu fuliyay Amarkii madaxwaynaha somaaliland axmed maxamed maxmuud silaanyo

iskusoo wada duuboo maareyaha haamaha shidaalka berbera ayaa la.odhankaraa waa masuul kusuntan Horumarka haamaha kaydka shidaalka ee berbera