Askari ka tirsan ciidanka booliska jamhuuriyadda Somaliland Oo saaka toogasho fool-xun ka geystay gudaha saldhigga Ibraahim Koobduur ee magaalada Hargeysa

0

Hargaysa(AN)Askari Ka Tirsan Booliska Oo Rasaas Madaxa Kala Dhacay Arday Maxbuus Ku Ahaa Saldhigga Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.