Gudiga joogtada golaha wakiilada oo Wasiirka Madaxtooyada waxka waydiiyey xildhibaan lagu dhex garaacay Madaxtooyada

0

Hargaysa(AN) Gudiga joogtada ee golaha wakiilada S/land ayaa maanta kulan albaabadu uxidhan yihiin la yeelatay Wasiirka Madaxtooyada Xirsi X Cali kulankaas ayaa ahaa mid suaalo laga waydiiyey Wasiirka la xidhiidha Xildhibaan Xasan Cawaale oo Madaxtooyada lagu dhex garaacay iyo dhacdadaas qaabkay udhacday

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk