Walaal Caawi AllahaKu Barakeye Maxamed Cqaadir Daahir waa Wiilyar Oo11Jir ah Waxa Uu La Il Daranyahay Xanuun Ka Haleelay Lugaha waxa Saxarada Iyo Kaadida Lagaga Qaada jiifka Waa Wiilyar Oo Agoonah Oo Kunol Gabiley

0

Gabiley(AN) Walaal Caawi AllahaKu Barakeye Maxamed Cqaadir Daahir waa Wiilyar Oo11Jir ah Waxa Uu La Il Daranyahay Xanuun Ka Haleelay Lugaha waxa Saxarada Iyo Kaadida Lagaga Qaada jiifka Waa Wiilyar Oo Agoonah  Oo Kunol Gabiley waxa  La Daala Dhacaysa Hooyada Dhashay Waxa Uu Haleelay Xanuunkasi Isagoo 3jir ah sida aysheegtay Hooyadan La Daala Dhacaysa Wiilkan yar Ee Agoonka ah waxay Gaysay Dhakhaatir dhawr ah Balse Hada Ma Awoodo Inay Gayso Meel Walaal Caawi AllahaKu Barakeye Oo Kala Soo Xidhiidh Tal: Waa Hooyada Dhashay Wiilkan Yar 4681797  Ama 4462506

caawi.jpgkkkcaawi

Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland