Madaxwayne Siilaanyo oo qaabilay Diblamaasi ka socda Qaramada Midoobe

0

Hargaysa(AN) Madaxwaynaha S/land Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaadhan oo uu hogaaminayey  Ku xigeenka wakiilaka Qaramada midoobe

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk