Kadib goni gosad Xagay ka shaqayn donaan gudida xududaha …………….?

0

Kadib goni gosad  Xagay ka shaqayn donaan gudida  xududaha  …………….?

<FALAN QAYN  SIYASAD  HORLEH >

Wariye madaxbanan xafsa cayni sheikh cabdilaahi

 

Iyadoo dalka somaliland u ka madax banana yay dalkii laysku odhan jiray somaliya isla markana kala labtay kal sonidii mudo laga jogo< 25> sanadood ,, samaystena mamul ugara iyo waliba dastuur ay is ku mamulaan dalkasi Somaliland  kasi oo qayaxaya inay ka madax banaanyihiin dalka somaliya hab mamul  iyo mid siyasadeed ba ,, isla markana qayaxayo dasturka dalka sidan

 

QODOBKA 1AAD

QARANKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND

 

Dalkii Maxmiyadda ahaa ee 26kii Juun 1960kii gobanimadiisa ka qaatay Boqortooyadii Midowday ee Ingiriiska iyo Waqooyiga Ayrland  (United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland) , lana odhan jiray Maxmiyadda Somaliland, kuna biiray Soomaliya 1dii July l960kii si ay u wada curiyaan Jamhuuriyadda Soomaaliya [Somali Republic] ee kula soo noqday gooni-isu-taagiisa Go’aankii Shirkii Beelaha Somaliland ee Burco 27kii April ilaa 15 May l99lkii, waxa uu halkan ku noqonayaa sida waafaqsan Dastuurkan dal madax bannaan oo leh xaqa iyo karaamada Qaranimadusa, kuna magacaaban “Jamhuuriyadda Somaliland”.

dhawan ayay aheed markii dowlada somaliya ee uu gadh wadeenka kayay madaxwaynaha somaliya  mudane< xasan sheikh maxamuud>   ay samaysatay  gudi ay sheegtay inay u qabilsan yihiin  xuduudaha somaliya,, sharciga dalka somaliya ay dagsatay ayaa isna shegaya inay masuul katay dowlada somaliya  xududaha dalkii lays ku odhan jiray somaliya ,, hadaba dastuurka dalka somaliya ayaa shegaya  sidan,,

QODOBKA 4 AAD

GOBONIMADA JAMMURIYADDA

QODOBKA 3 AAD

ayaa waxaa uu qayaxayaa  faqradisa

2 >   Shacabka somaliyeed waa hal mid  lamana kala qaybin karo

gudida ay u magacabeen  dowlada somaliya inay u qabilsanato dhanka xududaha  dalka somaliya ayaa la magacabay xubnaha hogamin donaya ,, 26,7,2015  malintii isniin  ayaa waxay gudidasi xududaha iyo arimaha dorashoyinku ay iska dorteen gudomiye ku xigeen iyo waliba xoog hayn tasi oo qarkood ka sojedan dalka Somaliland dhalasho ahaan,,

taxane  lasoco qaynba danbe ee sosocota

QALINKII WARIYE MADAXBANAN  XAFSA CAYNI SHEEKH CABDILAAHI