Daawo Madaxwayne Siilaanyo oo ka hadlay Mudo kordhinta eedaymona dusha kasaaray ciro

0

Hargaysa(AN)Daawo shirkii jaraaid ee Madaxwayne Siilaanyo iyo nuxurkuu daarnaa

“Dawladaydu waa sharci, way jirtaa waanay, jiri doontaa waxaana xil ka igala wareegi doona dawlad lasoo doortay oo sharci ku timaada. Dalkana masuuliyadiisu anagayna saran tahay, Cid kasta oo sharciga gudub marta oo iska indhatirtaa waxaanu kaqaadi doonaa tallaabo sharciga waafaqsan oo aanay mahadin doonin” Madaxweyne Siilanyo