Tacsi Allaha unaxariistee C/laahi Batuun oo lagu aasay Degmada Arabsiyo

0

Inaalilaahi wa inaailayhi rajucuun kuli nafsu daaiqatul mawt dhamaan shaqaalaha Shabakada Arabsiyomedia.com waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum C/laahi Batuun oo ku geeriyooday Harysa laguna aasay Degmada Arabsiyo

Marxuum C/laahi Batuun Ilaahay rabi naxariis jano haka waraabiyee waxa uu kamid ahaa odayaashii haldoorka u ahaa Arabsiyo iyo Guud ahaan Gobolka Gabiley wax badana ka soo qabtay dhanka horumarka iyo maslaxada umada ,waxaan marlabaad uga tacsiyadaynaynaa qoyska Ilma C/laahi Batuun

INAALILAAHI WA INAAILAYHI RAJUCUUN