Abaaro adag oo ay ku shufbeelen xoolo degaanka Geesdheer ee Degmada Arabsiyo iyo Moganaanta maamulkii umadaa ka masuulka ahaa

0

Arabsiyo(AN)Iyadoo uu Dhawaanaha raxmaadka eebe ka da ay Deegaanadan Gobolka,Gabilay ayaanu Cirku wali ka Di,in Deegaano,kuwaaso ay halis ku jiraan Naf iyo duunyo Wuxii deegaanka ku Noolaa,waxaana hada ku Nafwaayay xoolo aad utiro badan oo udhintay abaar baahsan oo ku habsatay deegaankan,taasoo ay qayladhaan ka muujiyeen dadkii deegaanku iyagoo baaq udiray xukuumada soomaaliland,Sidii ay gargaar ulasoo gaadhi lahayd,dad iyo duunyaba,deegaankan ayaan wax gurmad ah kahelin maamulka dagmada Arabsiyo iyo ka heer gobolba ,masuuliyiinta Degmada Arabsiyo ayaan dhag jalaq kasiin qayla dhaanta dadka degaankaas oo hoostaga degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley waxaana xusid mudan ama la is odhankaraamaamulku Degmada Arabsiyo waxay indhogo arkaan  ay tahay Marka ay Cashuurta Ka qaadayaan,waa sida uu uxaqiijiyey mid kamid ah odayaasha degaankaas ay ku habsatay abaarta bilaa ciirsiga oo magaciisa ka gaabsaday ayaa uxaqiijiyey shabakada Arabsiyonews dhibta meesha taal iyo iska indhatirka maaamulka ku caana maalay waxqabad la,aanta ku habsatay Degmada Arabsiyo

iskusoo wadaduuboo Waa markii ugu Horaysay ee deegaan arabsiyo ujira wax ka yar 4km ay kasoo yeerayso dhibaato ay keenayso abaaro sahayday xoolahii ay Quudanayeen,iyadoo hadii lalasoo Gaadhi waayo gargaar dagdaga ay dhibaatadu intaas kabadan Doonto, Abaartan ayay in dhawaydba la tacaalayeen dadwaynahan ku dhaqan deegaankani,iyadoo aakhirkiina Galaafatay,Xoolihii ay ulanayeeen ee u ahaa hantida.

 

Wariye Muuse xuseen xasan
Arabsiyo office