Madaxwaynaha maamulka Puntland oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiirada+Akhri liiska

0

Garoowe(AN)Waxaa goordheyweyd saxaafadda loo qaybiyey liiska cusub ee golaha Wasiirada Puntland,kuwaas oo qaarna ku cusub yihiin kuwona laga bedalay Wasaaradihii ay horey u joogeen, Listiga ayaan ku soo bixin naqshadii rasmiga ahayd ee lagu yaqaaney Puntland,Liiska cusub waxaa kamid ah 8 wasiir oo cusub, halka kuwa kale yihiin kuwii hore.

Wasiirada xilkooda waayey:

  1. Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga
  2. Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
  3. Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
  4. Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xaanada xoolaha
  5. Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
  6. Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka
  7. Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
  8. Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta

Wasiirada ku cusub golahan:

  1. Saalax Xabiib Xaaji jaama WasiirkaCadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta
  2. Cabdi Xirsi Xirsi Qarjab Wasiirka Amniga DDR
  3. Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
  4. Cabdulaahi Shiikh Axmed Wasiirka Maaliyadda
  5. Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda
  6. Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
  7. Cali C/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta
  8. Dr. C/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka.

Waxaan waxba laga bedelin Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha

 

Hoos ka akhriso liiska Wasiirada oo dhameystiran:

Magaca Xilka Wasaaradda
Saalax Xabiib Xaaji jaamac Wasiirka Cadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta
Cabdi Xirsi Xirsi Qarjab Wasiirka Amniga iyo DDR ta
Axmed Cilmi Cismaan Karash Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo D/hoose
Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
Cabdulaahi Shiikh Axmed Wasiirka Maaliyadda
Cabdunuur Cilmi Maxamuud Wasiirka Kalluumeysiga iyo khayraadka badda.
C/raxmaan Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada ,Shaqaalaha iyo dhalinyaradda .
Maxamuud Xasan Soocade Wasiirka Warfaafinta ,Hidaha iyo Isgaarsiinta
C/laahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka badda
Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda.
C/weli Xirsi Cabdulle Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
Cabdi Cismaan Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa
Cali C/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta
Dr. C/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka
Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
Aniiso C/qaadir Muumin Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska
Xasan Xaaji Siciid Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada
C/rashiir Maxamed Xirsi Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka

 

Arabsiyonews.com

Garoowe Office