Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo gaadhay Gobolka Sool kuna siijeeda jiida hore

0

Laascanood(AN)Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeyo Gaas Ismaaciil Maxamed  Shaqale ayaa kormeer shaqo ku tagey sal dhigyada ciidamada qaranka ee gobolka sool isagoo u kuur galaya xaalada guud ee ciidamada qaranka ee jiidahaas ku sugan

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk