Haweenay Danyara oo Dagan Dagmada Arabsiyood ee Gobolka Gabilay,ayaa waxa ka xanuusanaysa oo ay utahli wayday Sidii ay ugayn lahayd Dhakhtar dibadeed.
Hooyadan oo lagu Magacaabo,Dool Qaasin Axmad Ayaa Waxay leedahay 5 caruura oo ay ugu daran tahay inan Jirtay 5sano iyadoo aan kicin waxna Arkin,Hooyadan ayaa iyadu ushaqays
a caruurtan,iyadoo umiciina ah.waa siday hadalka udhigtaye.iyadoo sheegtay inaan Dalka gudihiisa waxba loogu qaban karin Inanteeda,
waxaanay ka Codsatay in Umada Soomaaliland gaar ahaan Gobolka Gabilay inay Ka caawiyaan Sidii ay Ugayn lahayd Dhakhtar Dibadeed.Hooyadan ayaanay Cidi Gacan kasiinin Hawshaa Culus ee haysata.Iskusoo wada Duuboo Hooyadan ayaa waxa ka laxaadla inan ay Dhashay oo isna Dhaga la iyadoo aynu nahay umada Islaama Boqolkiiba Boqol ayuu ilaahay S.w.t inoo Sheegay inaynu isku naxariisano taa
soo inagu Waajib ah hadaba Waxaanu laSocodsiinaynaa Cidii kal qaybqaadanaysa inay kala Soo Xidhiidhaan Telefoonka Hooyadan oo ah /0634653101 Dhool Qaasin Axamed Arabsiyo
Muuse Xuseen Xasan
Arabsiyo Office








