Hargaysa(AN) Xildhibaan Ismaacil Cagayare oo kamid ah xildhibaanada Golaha degaanka Caasimada Hargaysa ayaa ka hadlay Mooshin ay wadaan Golaha Wakiilada S/land kaas oo ka dhan ah tirada lagu doorto Mayarada dalka iyadoo mooshinkani dhigayo inka yar tirada hada lagu doorto
Xildhibaan Cagayare ayaa carabka ku dhuftay in ka xildhibaan ay faaido utahay balse waxa uu Xildhibaanku ka digay in aanu umada udan ahayn xeerkani
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








