Berbera(AN)- Tirada qaxootiga ka soo qaxay dagaallada Yemen ee gaadhay magaalada Berbera ayaa korodhay, waxaana ilaa imika tiradoodu maraysaa in ku dhaw 1500 oo qof.

Habada Barkhada Maxamuud Kaariye oo ka tirsan laanta Afka Somaliga ee VOA ayaa u kuur galay nolosha qoxoontigaa isagoo ka diyaariyay warbixin.
Halkan ka dhagayso
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








