Hargaysa(AN)-Telefishanka KTN ee laga leeyahay dalka Kenaya ayaa warbixin qoto dheer ka diyaariyay Somaliland,kaasi oo uu kaga waramayo hanaanka dawladnimo ee Somaliland,gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha,caafimaadka,waxbarashada iyo dhoofinta xoolaha nool oo ay Somaliland hodan ku tahay.
Telefishanka ayaa waxa kale oo uu waraysiyo ay ku sifaynayaan Somaliland la yeeshay dadka dhalasho ahaan ka soo jeeda Kenaya ee hawlaha shaqo ee kala duwan ee ay ka qabtaan Somaliland.
Halkan ka Daawo Warbixinta oo dhinacyada ka waramaysa
Arabsiyonews,com
Hargaysa Desk








