Masuuliyiin ka socota Xukuumada S/land oo xadhiga ka jaray dhisme cusub oo yelan doonta safaarada S/land ee Addis ababa

0

Addis ababa(AN) Gudoomiyaha Golaha wakiilada /land C/raxmaan Ciro iyo masuuliyiin ka socotay xukuumada S/land ayaa maanta ka qayb galay munaasibada xadhig ka jarida dhisme cusub ee oo safaarda S/land ee dalka Itoobiya

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk