Hambalyo….Hambalyo .Hambalyo ,
Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax waxaa halkan habalyo meher wacan uga diraya dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada Arabsiyonews.co Boqorka iyo Boqorada
Cabdale Sacad Aw Muuse
iyo
Asma Axmed Yuusuf
oo maanta oo taariikhdu tahay 12/04/2015 meherkoodu ka dhacay hotel Safaari ee Magaalda Hargaysa waxaana uugu ducaynaynaa noqda reerkii lagu nastee lagu nagaada ubad khayr qabana kala hela
Aamiin Aamiin Aamiin








