Arabsiyo(AN)Dagmada Arabsiyo ee ka tirsan gobolka Gabilay Ayaa Maanta Laga fuliyay olole Nadaafadeed oo aad ubalaadhan laga fuliyay Waxaana horkacayay Dhamaan masuuliyiinta dawlada hoose Arabsiyo oo aan ukala hadhain,Masuuliyiinta Uurada Now,Wada Jir,
masuuliyiinta wasaarada beeraha,Xoghayaha Xisbiga kulmiye ee Dagmada Arabsiyood,Masuuliyiinta Waxbarashada ee dagmada Arabsiyood.dhamaan Dadwaynaha kunool dagmada Arabsiyood oo aan ukala hadhin inay ka qaybqaataan hawsha balaadhan ee lagu nadiifinayo haday tahay xaafadaha iyo meel kastoo la odhan karo waxa ku gabanaya xashiish,maalintan ololaha nadaafada oo loo asteeyay maanta,dhanka kale waxqayb libaax ka qaatay inay si habsami ku jirto usocoto hawshu Ciidama booliska ee dagmada arabsiyo oo aan Marna kanasan hawsha baaxada le ee ay uhayaan qaranka iyo bulshada Dagmada Arabsiyo,Waxa Aad uga Dhex muuqday maayirka dagmada C/laahi cabdi faarax oo ilaa saaka lixdii bilaabay siduu uhirgalin alahaa hawsha qaran ee ololaha nadaafada,waxakaloo iyaguna laqabay maayirka ku xigeenkiisa iyo xoghayaha dagmada iyo Dhamaan Shaqaalaha dawlada Hoose ee arabsiyo









