Diyaargarowga Caasimada ee Maalinta Nadaafadda Somaliland

0

Hargaysa(AN)Dawlada Hoose ee Caasimada ayaa soo diyaarisay Munaasabad lagu qiimaynayo sida ay Degmada Gacan Libaax ugu diyaargarowday maalinta nadaafadda Somaliland ee 7 bisha April.

 

Arabsiyonews.com

Hargeisa Desk