Hargaysa(AN)Golaha Guurtida JSL ayaa maanta ka hadlay sifada xildhibaanka Golaha guurtidu ku noqdo xubin buuxda iyo hanaanka la soo mariyo ansixintiisa, warbixintan oo jawaab u ahayd eedaymo ay golaha u soo jeediyeen qaar ka mid ah odayaasha siyaasiyiinta ah ee Reer S/Land
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








