Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo bilowday sidii loomidayn lahaa Eedanka Salaadaha

0

Hargaysa(AN)Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL ayaa kulan ku saabsan sida loo midaynayo aadaanka masaajidada ee salaadaha isku wakhtiga iyo isku deegaanka ah u qabatay iimaamyada Masaajidada dalka Qaarkood

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk