Laascanood(AN)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta gaadhay Magaalada Laascaanood Waxayna huteel Xamdi Shir kula Qaateen Qaybaha Bulshada ee ku dhaqan Magaaladaas.
Arabsiyonews.com
Lascanood/ Somaliland









