Madaxweynaha oo Qaabiley Wefti UK & EU ka socda+Sawiro

0

Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Dalka Ethiopia iyo xubno ka socday EUROPEAN UNION.

Waxaana madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

Waxaana kulanka ka dib ka hadlay wasiirka arrimaha Dibeda Somaliland

DSC_0018 DSC_0026 DSC_0029 DSC_0032 DSC_0038 DSC_0039 DSC_0042 DSC_0052 DSC_0053

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office