Wasiirka Maaliyada oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Hayaada Baanka Aduunka

0

Hargaysa(AN)Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee JSL ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay wefti ka socda Hay’adda Baanka adduunka oo mashaariic horumarineed ka fuliya gudaha somaliland

 

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk