Daawo Maalinta TB aduunka oo laga xusay S/land

0

Hargaysa(AN) – Maalinta caaMlamiga ah ee TP-da oo ku beegan 24 bisha March ayaa guud ahaan laga xusay Gobolada iyo Degmooyinka dalka JSL, waxaana munaasabad xuskaa ka mid ahi ka dhacday Magaalada caasimadda ah ee Hargaysa

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk