Daawo Wasiirka Caafimaadka S/land oo ka dayriyey shaqaalaha caafimaadka ee gargaarka degdega

0

Hargaysa(AN)Daawo Wasiirka Caafimaadka S/land Saleeban Xaglatoosiye ayaa  ka dayriyey shaqaalaha gargaarka degdega ee dalka xili uu Wasiirku ka warbixiyey dil kii ka dhacay deegaanka Qota ee uu ku dhintay Ganacsade Gacmadheere Allaha unaxariista

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk