Xil Cibaad Maax iyo Xil Nimco Bucul oo casuumada laab xaadhasha ah usameeyey golaha degaanka Gabiley

0

Gabiley(AN): Labada xildhabaan ee kaliya haween kaga jira golaha deegaanka gabiley xildhibaan cibaado maax cilmi iyo xildhibaan nimco axmed cabdi ayaa maanta casuumad balaadhan u sameeyay 21 xildhibaan ee uu ka kooban yahay golaha deegaanka gabiley  waxaana qodo sharaftaasi ka soo qaybgalay masuuliyiinta gobolka iyo marti sharaf kale ujeedada casuumaduna waxay ahayd sidii goluhu isku turxaan bixin lahaa tashwiishaydii soo kala dhexgalay mudadii labada sano ahayd ee goluhu jiray islamarkaasina maanta iskula jaan qaadi lahaayeen dhamaantood maadaam isbedel maamul ka dhacay golaha : halkan ka daawo qaabka ay casuumadaasi u dhacday iyo is caloolxaadhashdii golaha deegnka gabiley

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk