Hargaysa(AN)Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane C.risaaq Khaliif Axmed oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sharaxay Qorshaha Wasaaradiisu u dejisay bad qabka gaadiidka cusub ee dalka soo gelaya iyo faa’iidada ugu jirta bulshada.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








