Hambalyo -Meher wacan (Guurkiina gacal iyo sokeeyaba lagu farax) dhamaaan hawl wadeenada iyo shaqaalaha shabakada Arabsiyomedia.com waxay hambalyo aan la soo koobi karin udirayaan Boqorka iyo Boqorada
Faysal Maxamed Aadan
Iyo
Fadxa C/laahi
oo meherkoodu ka dhacay maanta bishu tahay 18-03-2015 hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa waxaana ugu ducaynaynaa kuwii aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo
Aamiin Aamiin Aamiin
Shabakada Arabsiyomedia waxay lamaanahan iscalmaday dhankeeda usoo xushay heestan ee naladaawada
Arabsiyomedia.com
Hargaysa Desk









