Hargaysa(AN)Daawo M/kuxigeenka S/land C/raxmaan Saylic ayaa dhagax dhigay dhismaha cusub ee Wasaarada Tamarta iyo Macdanta ,Munaasibada dhagax dhiga dhismaha cusub ee wasaarada tamarta iyo macdanta s/land ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxwayne ku xigeenka S/land C/raxmaan C/laahi Ismaacil Sayli ,wasiirka Tamarta iyo macdanta Xuseen Cabdi Ducaale Wasiir ku xigeenka wasaarada hawlaha guud,wasiirudawlaha wasaarada biyaha iyo masuuliyiinta ka qayb qaadanaysa dhismaha cusub








