Gabiley(AN) waxgarad Nabadoono Iyowaliba Aqoonyano Reer Gabiley ayaa Waxay Dadwaynaha Reer Wajaale ugu Baaqen in ay Gacmaha iska Qabsadan Danta Magaalada ,sidokalena waxay Taagoro Buuxda Siyeen Go aankii Maamulka Gobolka Gabiley iyo Ciidamada Amaanku Ka Qaaten Arinka Biyaha Wajaale Halkan Ka Qaado Video











