Wararka DAAWO:Xisbiga kulmiye oo maanta soo bandhigey cududiisa, iyo Boqolaal qof oo kasoo qayb galey (VIDEO By admin - March 12, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(AN) Xibiga talada haya ee kulmiya ayaa maanta sameeyey dhoola tus aad u balaadhan oo uu ku soo bandhigey cududa uu wali leeyahey 5 sano doorashadii ka dib. Halkan Ka Daawo Muuqaalkaas Oo Dhameytiran Arabsiyones.com Office Gabiley