Haweenka Degmada Arabsiyo oo si wayn uxusay munaasibada 8march

0
Arabsiyo(AN)Xaflad Siheersare loosoo agaasimay taasoo lagu taageerayay Isku badalkii uu Madaxwayne Siilaanyo ku sameeyay Xukuumada Soomaaliland
taasoo uu madaxwayne siilaanyo ugu Magacaabay wasiirkii hore ee waxbarashada Marwo Zamzan Cabdi Aadan oo uMagacaabay Wasaarada Waxbarashada ayaa waxa kasoo qaybgalay,Gudoomiyaha waxbarashada ee Dagmada Arabsiyo,PIC_0045
Gudoomiyaha Ururka Naw arabsiyo,Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee dagmada Arabsiyo ,kormeerka waxbarashada ee Dagmada iyo Xoghayaha fulinta ee dagmada Arabsiyo iyo waxgaradka iyo haweenka Dagmada Arabsiyood,xafladan ayaa waxay ka qabsoomtay Hoolka dawlada hoose ee dagmada Arabsiyo,Waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay
PIC_0036
Mj xasan abiib C/laahi oo ka mida mujaahidiintii dalka waxaanu sheegay inay aad iyo aad usoo dhawaynayaan isku shaandhayntii uu madaxwaynuhu ku sameeyay Golihiisa wasiirada yahayna shaqsiga ay doorteen shacbi waynaha Soomaaliland,waxa kaloo halkaa ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye ee garabka haweenka marwo khadra oo sheegtay siday usoo dhawaynayso isku badalka Madaxwaynaha iyo arintii Turkiga ee goaanka geesinimadale ay ka qaadatay xukuumada Soomaaliland,
PIC_0058
Waxakaloo halkaa ka hadlay Aqooyahan Xamse Cabdi Faarax oo ku halayay afka Aqoonyahanka reer Arabsiyood waxaanu sheegay sida ay usoo dhawaynayaan Xukuumada Soomaaliland ee uu madaxda ka yahay Madaxwayne Siilaanyo,kuna hamalayaynayo isku shaandhayntii uu madaxwayne Siilaanyo ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada tahayna Isku shaandhayntu sune dawladnimo,Waxakaloo halkaa ka hadashay Kormeerka Dagmada arabsiyood Nimco maxamuud daauud ayaa sheegtay inay aad usoo dhawaynayso
PIC_0057
Isku shaandhayntii uu madaxwayne siiraanyo ku sameeyay xukuumadiisa Sigaarana ugu hambalyaynayso Marwo samsam oo loo badalay xilka wasiirka maaliyada,ilaahayna uga bariday inuu ufududeeyo,waxakaloo halkaa ka hadlay Gudoomiyaha waxbarashada ee Dagmada arabsiyood fadxiya maax xasan ayaa waxay hambalyo udirtay Wasiirka cusub ee wasaarada maaliyada Marwo ZanZan Cabdi Aadan oo ay ku tilmaamtay inay tahay halyay qaran oo markii horana kasoo baxday shaqadii ka cuslayd maantana inuu ilaahay ku asturo,waxa kaloo halkaa ka hqdashay Gudoomiyaha haween waynaha NOW ee arabsiyo marwo Farduus muxumed
PIC_0016
ayaa waxay hambalyo u dirtay madaxwaynaha waxqabadka badan ee Soomaaliland iyo marwada koowaad ee qaranka iyadoo sidoo kale ku hambalyaysay madaxwayne siilaanyo isku shaandhayntii uu madaxwaynuhu ku sameeyay xukuumada iyo qaadacaadii ay xukuumada soomaaliland qaadacday shirkii turkiga Guntii iyo Gabagabadii waxa Soo afmeeray Xoghayaha Fulinta ee Dagmada Arabsiyood Maxamed Habane Giriyaad ayaa waxa hadalkiisii kamid ahaa inuu aad u hambalyaynayo madaxwaynaha iyo marwadiisa sheegaynay inuu ku amaanayo madaxwaynaha waxa qabad una soo jeediyay Mucaaridka inay indhaha ku eegaan waxqabadka uguna baaqay inaan loo baahnayn qaylo iyo
PIC_0042\
PIC_0037
Muuse xuseen xasan
arabsiyo oFFice