Daawo W/kuxigeenka cusub ee wasaarada Cadaalada oo xilkii la wareegay

0

Hargaysa(AN)Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa xilkii u kala wareejiyey wasiir ku xigeenka cusub ee wasaarada cadaalada iyo Wasiir Ku Xigeenkii hore.

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk