Daawo Qiso dhab ah Nin Somaali ah oo ka baxay diinta islaamka subxaana laah

0

Halkan waxaan ku soo qaadanaynaa qiso dhab ah oo sababteedu loo aaneyynayo burburka, barakaca, dilka iyo boobka ka dhashay dagaaladii sokeeye, dadkii ka barakacayna maciin u noqday kaniisado oo ku guulaystay inay qaar ka mid ah quluubtooda hantaan.
Shariif Cali Shariif Ibraahim oo ka mid ah Alhu Baytka (Asharaaf). Siiba ashaaraf Sarmaan asal ahaana ka soo jeeda Gobolka Bay ( Baidoba), kuna koray degmada Boondheere (Muqdisho), aabbahiis Shariif Ibraahim wuxuu iiMam Masaajid ahaa muddo 16 sanno ah kahor intuusan geeriyoonin bilowgii dagaaladii sokeeye 1990-kii.Halkan ka daawo Warkaas oo faahfaahsan