Daawo Qaar kamid ah dadwaynaha ku dhaqan Arabsiyo oo tageeray goaankii Madaxwaynaha ee iskushaandhaynta

0

Arabsiyo(AN) Qaar kamid ah dadwaynaha ku dhaqan degmada Arabsiyo ayaa maanta munaasibad ay iskugu yimaadeen ku tageeray isku shaandhayntii Madaxwayne Siilaanyo ku sameeyey qaar kamid ah golahiisa Wasiirada waxa kale oo si balaadhan usoo dhaweeyen qaadacadii shirkii wadahadalada Turkiga ee S/land iyo Somaliya

 

Arabsiyonews.com

Muuse Xuseen Xasan

Arabsiyo Office